DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo faahfaahisay muwaadiniin laga soo celiyay dalka India

Kadib markii dowlada Fedraalka Soomaaliya ay wadanka dib ugu soo celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka India kuwaas oo tiradoodu gaareyso 128 ruux ayaa waxaa arintaasi faahfaahin ka bixiyay xoghayaha Joogtada ah ee wasaarada arimaha diba Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaar ka mid ah muwaadiniinta dalkooda dib loogu Soo celiya ayaa u mahadceliyay dowlada Soomaaliya dadaalka ay ku bixiysay inay wadankoda dib ugu soo daad gurayso boqolaal muwaadiniin ah oo wadamo kala duwan ugu xayirnaa sababo la xiriira cudurka Covid 19 ee aduunka dhan Saamaynta ku yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here