DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Hay’ado Hormarineed Heshiisyo la saxiixatay

Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya C/laahi Cali Xassan ayaa wuxuu Heshiisyo dhanka Hormarinta ah la saxiixday Labo hay’adood oo ka kala socday QM iyo dalka Talyaniga.
Wasiirka ayaana wuxuu faahfaahin ka bixiyay heshiiskaas iyo waxyaabaha uu muhiimka ku yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here