DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Hormarinaysa adeegyada Caafimaadka

Wasaaradda Caafimaadka ee dowlada Soomaaliya oo daah-furtay Mashruuca Caafimaadka Dhimirka ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay Qalalaasuhu Sameeyeyn.
Waxaa sidoo kale Daahfurka Mashruucaan Ka qaybgalay dhaqaatiir hay’ada iyo wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.
Dhamaan Masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay hormarinta Caafimaadka dhimarka maadaama uu dhalinyaro badan Saameeyay.
Qaar ka mid ah dhaqaatiirtii ka Soo qayb gashay Daahfurka Barnaamijkaan iyo wasiirka wasaarada Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada Soomaaliya Fawsiya Abiikar Nuur ayaa goobta ka hadlay waxayna Hoosta ka wada xaqriiqeen muhiimada ay leedahay Hormarinta Caafimaadka Dhimirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here