DHAGEYSO:Dowladda hoose ee Xamar oo la wareegtay dhisme loogu talagalay dadka Soo laabtay

Maamulka gobolka Banaadir ayaa hay’adda QM u qaabilsan socdaalka aduunka ee I.O.M kala wareegay dhismaha xarun loogu talagalay in loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo noqday.
Xaruntaan oo loogu talagalay sidoo kale in lagu Caawiyo ajaanibta wadanka gudihiisa ku sugan ayuu guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish sheegay inay bulshada Caasimadda ku nool muhiim u tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here