DHAGEYSO:Dowladda oo laga codsaday inay dhakhaatiirta kordhiso si loola dagaalamyo caabuqa dalka ku sii kordhaya

Dhakhaatiirta dalka ayaa wal wal ka muujinaya cudurka Corona Virus oo dalka ku sii fidayo.
Qaar ka mid ah dowlad deegaanada dalka ayaa looga baahan yahay in la geeyo dhakhaatiir badan si ay ula tacaalaan xanuunka COVID-19.
Madaxweynaha dalka oo maalinta jimcada ah kulan isugu yeeray hogaamiyaasha ismamaulada ayay dhkhaatiirta ugu baaqeen in kulankaas diirada lagu saaro sidii dhkaatiirta safka hore ugu jirtaa dagaalka ka dhanka ah Corona Virus taageero loogu muujin lahaa.
Dhakhaatiirta ayaa xukumadda dalka ka codsaday in ismaamulada la geeyo 50 dhakhaatiir ah.

Wal walka dhakhaatiirta dalka ayaa imaanaysa ka dib markii 12 dhakhaatiir ah ay xanuunka Corona Virus ka qaadeen bukaano ay daaweynayeen ismamaulada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here