DHAGEYSO:Dowladda oo laga codsaday inay kordhiso mudada Kenyaanka looga bixinayo faraha qaxootiga

Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ama woodka Abaqeyle ee deegaan baarlamaneedka Dadaab Maxamad Cali Sheekh ayaa dowladda uga mahad celiyay barnaamijka farabixinta wuxuuna dhanka kale ugu baaqay in ay waqtiga ku darto islamarkaana dadka Kenyaanka ah diiwaanka qaxootiga laga wada saaro.
Waxaa uu sido kale beeniyay in ay jiraan musuqmaasuqa iyo laaluush qaadasho barnaamijkan hareeyay isagoo shacabka ku boorriyay inay dulqaad muujiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here