DHAGEYSO:Dowladda oo laga codsaday inay xirto garoomada kubbadda ee Dadaab

Dowladda dhexe ayaa loo soo jeediyay in ay xirto garoomada kubbadda lagu ciyaaro ee ku yaalla xeryaha qaxootiga ee Dadaab kuwaasoo ay maalin kasta ay isugu yimaadaan dhallinyaro badan sida uu faahfaahinayo Maxamad Baaruud Xussen .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here