DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay adkeyso amniga Likoni

Shacabka iyo madaxda siyaasadeed ee deegaan baarlamaneedka Likoni ee Mombasa ayaa dowladda ka dalbaday inay amniga xoojiso.

Waxaa uu baaqan ku soo aadaya kaddib weerar xalay dhacay oo laba qof lagu dhaawacay .
sida laga soo xigtay dad goobjoogayaal ah burcada ayaa jidka xiray islamarkaana halkaas dhaawac ugu gaystay labada qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here