DHAGEYSO:Dowladda oo loogu baaqay inay masaajidda furto

Masjid jaamaca ee Nairobi

Tani iyo markii dowladda dhexe ay amar ku bixisay in la xiro goobaha ay dadweynaha isugu yimaadaan si loo xakameeyo faafitaanka caabuqa coronavirus, meelaha howlihii ka socday ay hakadka galeen waxaa ka mid ah masaajidda.
Qaar ka mid ah culimada dalka ayaa dowladda ka codsanaya hadii ay qafiifisay amarradii hore oo dib loo furay ganacsiyada in goobaha cibaadadana la furo.
Waxay sheegeen in kastoo dowladda ay dadaalayso haddana loo baahan yahay in masaajidda dib loo furo si wadanka loogu duceeyo.
Sido kale culimada ayaa shacabka ugu baaqay inay raacaan talooyinka dowladda si cid kasta ay uga badbaado cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here