DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Magaalada Galkacyo Xabsi ka dhagax dhigtay

Sii hayaha Xilka Wasiirka wasaarada cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug wuxuu ka dhagax dhigay Xabsi weyn oo Dowladda dhexe ee Soomaaliya ay halkaas ka Hirgalineyso.
Waxaa Goobta dhagax dhiga ku sugnaa Masuuliyiin ka tirsan dowladda dhexe sida wasiirka Cadaaladada,Wasiir ku xigeenka Maaliyadda iyo xubno ka mid ah Maamul goboleedka Galmudug oo uu ka mid yahay wasiirka Cadaaladda Maamulka Galmudug oo sheegay in dhismaha Xabsigaan uu muhiim u yahay deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here