DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in dalxiiska Soomaaliya hormar sameeyay

Maalinta dalxiiska Soomaaliyeed oo ku began 13 bisha September ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiisa ee dowlada Soomaaliya , Xubno ka tirsan wasaaradaha dalxiiska ee Maamul goboleedyada iyo Ganacsato goobta ka hadashay ayaa isla qiray muhiimada uu Dalxiisku dalka Soomaaliya u leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here