DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la wiiqay awoodda Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in la yareeyo awoodda Al-Shabaab goobo badanna laga burburiya sidaas awgeedna tani loo aaneynayo sababta ay hoos ugu dhaceen weeraradii ay ka fulin jireen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Waxaa sidantan sheegay wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-Caddaala si uu faahfaahin ka bixinayay shir ay yeesheen golaha wasiirrada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here