DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ku qanacsantahay Go’aan ay gaadhay Maxkamada ICJ

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Soomaaliya ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya mar waliba ay dooneysay in dacwadda la dhageysto xilligii loo qorsheeyay ee aheyd horraanta bisha soo socota ee Juun, hase yeeshee dowladda Soomaaliya ay ku qasbantahay inay u hoggaansanto amarka dib-u-dhigista ee kasoo baxay maxkamadda cadaalada aduunka ICJ.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here