DHAGEYSO:Dowladda soomaaliya oo sheegtay inuu meel wanaagsan marayo qorshaha deyn cafinta

Wasaaradda maaliyadda ee dowladda federaalka soomaaliya ayaa sheegtay inuu meel wanaagsan oo gabagabo ah marayo qorshaha ku aaddan sidii dowladda Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha shisheeye.
Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo faahfaahinaya halka uu wax marayo iyo rajada jirta ayaa waxaa uu yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here