DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo soo gabagabaysay Barnaamijka Carruurta waxbarashada ka daahay

Wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa soo xiray barnaamijka APE oo ah waxbarashada dadka waa weyn oo dalka Soomaaliya gobolo ka mid ah ka socday muddo shan sano ah.
Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya iyo hay’adihii kale ee Barnaamijkaaan qaybta ka ahaa ayaa faahfaahin ka bixiyay muhiimada Barnaamijkaan oo laga fuliyay gobolada Gado iyo Bakool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here