DHAGEYSO:Dr Dufle oo faahfaahin ka bixiyay Dhibaatada uu Sigaarku uleeyahay dadka Caba

Dr Cisman M. Dufle

Dr Cisman M. Dufle oo ka mid ah rug cadaayaasha Caafimaad ee Soomaaliya sidoo kalena ah Senetor ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya Ka hadlaya Xanuunada uu sababi karo Sigaarka,Tubaakada iyo dhamaan waxyaabaha Muqaadaraadka ah.
Dr Dufle ayaa sidoo kale sheegay in Xiligaan oo aduunyadu la dagaalamayso cudurka safmarka ah ee Covid 19 Sikaarka iyo Shiishadu ay ka mid yihiin Waxyaabaha dhibaatada weyn u sababi kara qofka Isticmaalay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here