DHAGEYSO:Dubad Ali Camey oo muslimiinta ugu baqay in ay iscawiyaan .

Dubad Ali Camey oo kamid ah wax garadka iyo cuqasha magalada Garissa ayaa muslimiinta ogu baqay in ay iscawiyaan .
Waxaa uuna si gaar ah uga hadlay xaalada hooyo somaliyed oo xalay aan dhibkeeda ka baahinay warbahinta oo ku dhibataysan xeryaha qaxotiga ee Dadaab waxaa uuna muslimiinta alle wax siyay ugu baaqay inay cawiyaan hoyadaas .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here