DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo ku baaqay Alle bari ka dhan ah Ayaxa

Guddoomiyaha guddiga suuq gaynta xoolaha nool ee dalka Dubat Cali Camey ayaa ugu baaqay shacabka ismaamulka Garissa inay Alle bari sameeyaan si uu Alle uga dul qaado Ayaxa soo weeraray qaybo badan oo ka mid ah dowlad deegaankaas.
Isagoo u warramayay wakiil wareedka idaacadda ee Garissa Cabdisamad Muxumad Cabdi ayuu dowladda dhexe ka codsaday inay dadaal dheeraad ah ku bixiso garab siinta midda ismaamulka iyo shacabka si dhibaatadan wax looga qabto.

Shalay ayay ahayd markii Ayaxa lagu arkay xaafado ka tirsan magaalada Garissa.
Wasiirka wasaaradda beeraha iyo xannaanada xoolaha ee dowlad deegaanka Garissa Maxamad Cabdi Shaale oo xilligaas arrintan ka hadlay ayaa yiri .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here