DHAGEYSO:Dubat Cali Cameey oo xoola dhaqatada baaq u diray

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoola nool ee dalka

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoola nool ee dalka sido kalena ka mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Cameey ayaa dadka ka ganacsado xoolaha nool ee isugu yimaado suuqa magaalada Garissa ugu baaqay inay raacaan talooyinka caafimaad iyo amarrada dowladda ee lagu xakameynaya faafitaanka cudurka covid-19 isagoo bulshada soomaaliyeed kula taliyay inaynan xanuunkan sii faafaya fududeysan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here