DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo codsaday in la caawiyo hooyo dhibaateysan oo ku sugan IFO

Dubat Cali Camey oo ka mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay u gargaaraan hooyo naafo ah ,haysata carruur agoon ah oo daruufo nololeed ku wajahaysa xerada qaxootiga IFO ee deegaanka Dadaab oo warbixin ku saabsan xalay laga siidaayay idaacadda Star FM

Si loo caawiyo hooyadan waxaa lagala xiriiri karaa 0741495840

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here