DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo halyeeynimo loo aqoonsaday

Guddoomiyaha golaha suuqgaynta xoolaha nool ee dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka gobolka waqooyi bari Dubat Cali Camey ayaa shalay abaalmarin lagu guddoonsiiyay magaalada Garissa.
Waxaa uu ka mid noqday shakhsiyaadka lagu tilmaamo halyeeyada wadanka.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayuu uga warramay waxa uu abaalmarintan ku muteystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here