DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ka hadlay dab ka kacay dhul daaqsiin

Dubat cali camey oo ka mid ah odayaasha ismaamulka  Garissa ahna gudoomiyaha xoola dhaqatada ee dalka oo ka hadlay dhul UU dab ka kacay gobolka waqooyi bari ayaa dowladda ugu baaqay in loo gurmado dadkii ay saameynta ka soo gaatray dabka ka kacay dhul daaqsiin oo ku yaala Garuufa ee Shanta abaq.

Dhanka kale muslimiinta waxaa uu ugu baaqay inay maalinta ciida ah ee bari ku began ka taxadaraan fayraska Corona oo ay raacaan talooyiinka dowladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here