DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo soo saaray baaq siyaasadeed

Guddoomiyaha golaha qaran ee suuqgeynta xoolaha nool kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa, Dubat Cali Camey ayaa baaq u diray madaxda xisbiga talada haya ee Jubilee wuxuuna ka digay kala qeybsanaan siyaasadeed oo xaaladda adag ee dalka ka jirto ka dhigi karto mid cakiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here