DHAGEYSO:Dugsiyada Garissa oo la xiray si loo xakameeyo Coronavirus

Kaddib amarro uu shalay soo saaray madaxweynaha dalka ,waxaa la xiray dhammaan dugsiyada ismaamulka Garissa si looga hor tago faafidda cudurka COVID-19.
Maxamad Mooge ayaa qodobkan dhameystiraya

Dhanka kale jaamacadda Narirobi ayaa manta hakisay howlaha tacliinta ee xarumaheeda kala duwan.
Maamule ku xigeenka jaamacadda Prof. Kiama Gitahi ayaa sheegay in tallaabooyin dheeraad ah dib laga soo sheegi doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here