DHAGEYSO:Duqa Caasimadda Soomaaliya oo maanta dib ugu laabtay Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish oo Muddo todobaadyo ah Safar Caafimaad ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho wuxuuna balanqaaday in lasii xoojin doono horumarinta bilicda Caasimadda iyo sugidda amaanka Magaalada.
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Axmed Xassan Iimaan ayaa soo dhaweynta kaddib warbahainta la hadlay.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa shegay inay waxyaabo badan ka qabteen Saamaynta Biyaha walina ay socdaan howlaha iyo Shaqooyinka gobolka ka socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here