DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo la kulmay maamulka iyo shacabka degmada Cabdicasiis

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan si xog wareysi ah la qaatay maamulka iyo bulshada degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho.
Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amaanka, qarixii dhawaan ka dhacay Hotelka Elite ee degmadaaasi iyo baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan shacabka ku nool.
Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shacabka la hadlay waxayna sheegeen muhiimada ay leedahay sugida amaanka, Wada shaqaynta Ciidamada iyo shacabka iyo sidoo kale bixinta Canshuuraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here