DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo sheegay in ka badan 500 oo Meyd in ay diwaangaliyeen

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, xildhibaano katirsan golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliya, agaasimayaal iyo madaxda degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan heersara ah oo lagu xoojinaayo wacyigalinta ka hortaga cudurka Coronovirus.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somalia Mohamed Cabdi Xayir maareeya oo kulanka ka hadlay ayaa ka warbixiyay dadaalka ay Somalia ugu jirto ka hortaga faafitaanka cudurka COVID-19.

Sido kale duqa caasimadda Muqdisho ee Somalia Cumar Filish ayaa dhankiisa ka hadlay khatarta ka jirta Muqdisho isagoona sheegay inay diiwaangaliyeen meydad dhan 500

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here