DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Lasaleeti

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa xariga kajaray mashruuc laga fuliyay isbitaalka Lasaleeti ee degmada Cabdicasiis.
Madaxa isbitaalka Lasaleri Faduma Abdi Macow ayaa ka warbixisay fulinta mashruucan.

Guddoomiyaha Goblka Banadair ayaa mashruucan uga mahadceliyay xukumadda Taliyaaniga isagoona tilmaamay in isbitaalkan uu u baahan yahay mashruuc ballaaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here