DHAGEYSO:Duqii hore ee Mandera oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

Maxamad Kaahiye Cismaan oo ku magacdheer Xaaji buulow oo horay u soo noqday duqa Mandera ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka wuxuuna ku baaqay in warbixinta guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI dadweynaha la wada gaarsiiyo.
Xaaji Buulow ayaa ku taliyay in la yareeyo tirada senatarrada sidoo kalena meesha laga saaro xilka ku xigeenada barasaabyada isagoo dhanka kale fariin u diray madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here