DHAGEYSO:Eedeysanayaal tacaddi gaystay oo maanta maxkamadda Wajeer la soo taagaya

Waxaa lagu wadaa in maanta maxkamadda la soo taago eedeysanayaal loo haysto inay gaysteen tacaddi jinsiyadeed sida faraxumeyntii lagula kacay gabadh saddex sano ka yar iyo hooyo la jirdilay sida ay saraakiisha ammaanka warbaahinta u sheegeen .
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here