DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan ardayda imtixaanka ku sameynaya Guriceel

Abuukar Xaashi Xeefoow oo ah maamulaha dugsiga Adult ee degmada Guriceel ayaa sheegay in maanta ardayda deegaanka ay galayaan labadii maado ee ugu danbeeysay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee wasaaradda waxbarashada soomaaliya
Sido kale waxaa uu ka hadlay sida uu u arko hadalada baraha bulshada lagu faafiyey ee lagu sheegay in imtixaanka uu baxay oo qish la helay sannadkan wuxuuna u warramay Cubeyd Xasan Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here