DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan canshuur laga qaadaya ganacsatada Guriceel

Billowgii toddobaadkan waxaa maamulka degmada Guriceel uu xabsiga dhigay qaar ka mid ah ganacsatada degmada oo ka soo horjeestay bixinta lacag aysan awoodin oo lagu soo rogay.
Guddi ganacsato ah iyo maamulka degmada ayaa maalmahaan ka shirayay sidii loo qaadi lahaa caanshuur la isku waafaqsan yahay.
Maxamed Axmed oo ka mid ah guddiga ganacsatadu ay dirsatay ayaa idaacadda starfm u sheegay in iyaga iyo maamulka ay isla soo dhaweeyeen lacagta deegaanka caanshuur ahaan looga qaadi doono.
Waxaa uu u warramay wariyaha warbaahinta Star ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xasan Maxamuud oo ugu horeyn weydiiyey inay la heshiiyeen maamulka degmada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here