DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan dhibaatooyin ka dhacay Dhuusamareeb

Taliyaha Saldhigga Booliiska magaalada Dhuusamareeb Dhamme Burhaan Axmed oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda Star FM ayaa sheegay in uu aad u koobanaa qasaaraha soo gaaray dadka shacabka ah ee caasimadda Galmudug oo ay ku dagaalameen ahlsunna iyo ciidamada dowladda isla markaana ay dib ugu soo noqdeen magaalada dadkii ka barakacay intii uu dagaalku socday.
Waxaa uu taliyuhu xusay in aysan jirin wax dhibaato ah oo ay amniga magaalada ku hayaan ciidamadii iyo maleeshiyaadkii u dagaalamayey ahlusunna oo hadda ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda Soomaaliya

Taliye Burhaan oo wariyaha idaacadda ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xassan Maxamuud uu weydiiyay cidda ay la shaqeyn doonaan maamul ahaan ayaa ku jawaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here