DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan dilka guddoomiye ku xigeenka xaafad ka tirsan Beledweyne

Xaafad ka tirsan magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa xalay fiidkii dil loogu geeystay ku xigeenka gudoomiye xaafadeed ka mid ahaa guddoomiyaasha xaafadaha ay ka kooban tahay Baladweyne
Cabdishakuur Maxamed Xasan oo ku sugan Baladweyne kana mid ah weriyaasha idaacadda Starfm ayaa qadka taleefoonka ugu warramay wariyaha warbaahinta Star ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xassan Maxamuud wuxuuna wax ka weydiiyay dilka ku xigeenka guddoomiye xaafadeedka iyo falal amni darro oo ka dhashay isticmaalka maandooriyaha oo mudooyinkii danbe ku soo badanayey magaaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here