DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan Gabadh sun cabtay oo ku dhimatay Guriceel

22-kii bishan ayay ahayd markii gabadh la sheegay inay sun cabtay ay ku dhimatay isbitaalka degmada Guriceel .
Waxay suntan ku cabtay sida ay wararka sheegayaan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan
Aabaha gabadha oo lagu magacaabo Cabdi Salaad oo u warramay wariyaha idaacadda Star FM ee gobolka Galgaduud Cubeyd Xassan Maxamuud ayaa faahfaahinaya sida ay wax u dhaceen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here