DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan isbeddelada siyaasadda dibadda ee soomaaliya

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiyay is baddalka iyo horumarka dowladdu ka sameysay siyaasadda arrimaha dibadda sadaxdii sano ee la soo dhaafay.
Wasiir Cawad ayaa soo hadal qaaday shirar muhiim ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho .
Soomaaliya ayuu carrabka ku dhuftay inay hadda meel muuqato kaga jirto sida IGAD iyadoo dhanka kale la wanaajiyay xiriirka ay la leedahay wadamada dariska la ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here