DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan iskudhacyo ka dhacay deegaan hoos tago Galgaduud

Deegaanka xananbuure oo ka tirsan gobolka Galgaduud shalay ilaa xalay waxaa dagaal uu ku dhexmarayey laba maleeshiyo beeleed .
Sida ay sheegayaan wararka kala duwan dhinacyada waxaa soo kala gaaray qasaaro dhaawac ku siman waxaana jiri kara qasaare dhimasho balse ilaa hadda lama xaqiijin.
Cabdinuur Maxamed cismaan oo ka mid ah dhalinyarada fara ku tiriska ee ku haray xananbuure ayaa waxaa wareystay Cubeyd Xasan Maxamuud oo marka hore weydiiyay halka uu ku sugan yahay iyo waxa ka dhacay

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Galmudug Axmed shire falagle oo star FM la hadlay ayaa isna baaqay in dal iyo dibadba loo istaago sidii colaadaas loo joojin lahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here