Dhageyso:Faahfaahin ku saabsan kulan dhexmaray Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Galmudug

Wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Falagle oo idaacadda Star FM faahfaahin ka siiyay kulan dhexmaray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa sheegay in eedaha loo jeedinaya madaxweynaha Galmudug ee ku aadan gudigii dhawaan uu magacaabay ay yihiin kuwo aan dagaal iyo dib u dhac ku keeneyn hawlaha socda ee doorashada.
Sidoo kale waxaa uu ka hadlay mooshin maalmahan si weyn loo hadal hayay oo la sheegay in laga keenayo madaxweynaha Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here