DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan qodobada looga hadlay shirka golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulan uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay waxyaabihii shirka looga hadlay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here