DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan saameynta Covid-19 ee Beledxaawo

Degmada Beledxaawo

Dadka uu soo ridanayo Cudurka Covid-19 ayaa ku soo badanaya degmada Beledxaawo iyadoo dhowr qof oo dhawaan geeriyootay kaddib markii uu naqaska ku dhagay looga shakiyay cudurka.
Isku duwaha arrimaha caafimaadka ee Beledxaawo Dr. Axmed Cadow maadeey ayaa Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari uga warramay xanuunka iyo saameynta uu degmada ku yeeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here