DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan saameynta COVID19 uu ku yeeshay dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay

Iyadoo shalay caalamka looga dabaal degay maalinka macallimiinta adduunka ayaa waxaa dhanka kale jirta saameyn ballaaran oo dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ka soo gaartay cudurka COVID19.
Culeyska uu cudurka ku keenay barayaasha iyo faa’iidada uu macallinku u leeyahay bulshada waxaa idaacadda Star FM uga warramay madaxa dugsiyada sida gaarka loo leeyahay ee deegaanka Dadaab iyo xeryaha qaxootiga Macallin Cabdullahi Xassan Buulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here