DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan shaqaaqo ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah-faahin ka bixiyay shaqaaqadii galinkii dambe ee shalay ka dhacday xabsiga dhexe ee Xamar wuxuuna sheegay in xaaladda ugu dambeyn la dejiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here