DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan xaaladda gabdho lagu faraxumeeyay Fiino

Ehelada laba gabdhood oo dhawaan lagu faraxumeeyay miyiga deegaanka hoose ee Fiino oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Lafey ee ismaamulka Mandera kuwaasoo hadda la daaweynaya ayaa idaacadda Star FM uga warramay sida ay wax u dhaceen iyo xaaladda gabdhahaas waxayna dowladda ka codsadeen inay gacanta ku soo dhigto dadkii falkaai gaystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here