DHAGEYSO:Fatahaadda wabiga Daawo oo saameeyay degmada Beledxaawo

Daadad ka dhashay biyaha webiga Daawo ayaa saameyn ku yeeshay bulshada gaar ahaan beeraleyda degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo Soomaaliya.
Wakiil wareedka warbaahinta Star Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa arrinkan u kuur galay warbixintanna soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here