DHAGEYSO:Galmudug oo bilaabaysa kulamo Xal loogu raadinayo dagaal beeleedka

Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay inay dhawaan Kulan yeelanayaan Xubno ka mid ah golaha wasiirada Maamulka Galmudug kuwaasoo ka arinsanaya sida ugu wanaagsan ee Xal Kama danbays ah looga heli karo colaado beeleedyada ku soo lalabta deegaanada Maamulkaas.
Axmed Shire Falagle wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa sidoo kale Wuxuu digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay inay ka hadlaan Colaadaha deegaanada Maamulkaas Mararka qaar ka dhaca kuwaasoo ka sheega waxyaabo aan sax ahayn wuxuuna Tilmaamay in wasaaradda uu isga hoggaamiyo Bulshada Faahfahain ka siinayso arrintaas Halka Wasaaradda amniguna qaabilsan tahay sugida amaanka hadii ay jiraan deegaano lagu dagaalamo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here