DHAGEYSO:Galmudug oo ka warbixisay dhibaatada Ayaxu ku hayo

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo tan Maamulka Galmudug ayaa waxay ka wada hadleen sidii loo kordhin lahaa la dagaalanka Ayaxa oo deegaandaas dhibaato weyn ku haya.
Wasiirka Beeraha dowladda dhexe ee Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in Cirka iyo dhulkaba lagala dagaalamayo Ayaxa.
Sidoo kale wasiirka Beeraha Galmudug ayaa sheegay inuu deegaanada Maamulkaas Ayaxu Saamayn weyn ku yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here