DHAGEYSO:Galmudug oo sheegtay inay qabteen Carruur laga so xaday Qardho

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud bartamaha Soomaaliya C/laahi C/raxmaan Xuseen Tootoole ayaa sheegay inay Gacanta ku dhigeen Carruur laga soo xaday Magaalada Qardho ee Puntland oo lagu dhex qarinayay Magaalada Cadaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here