DHAGEYSO:Ganacsatada Mandera oo ka hadlay qaadka uu joojiyay Cali Roba

Qaar ka mid ah ganacsatada qaadka iyo bulshada ismaamulka Mandera oo u warramay warbaahinta Star ayaa muujiyay dareenkooda ku aaddan amar shalay ka soo baxay barasaabka dowlad deegaankaas Cali Ibraahim Roba.
Mr.Roba ayaa amray in la joojiyo qaadkii loo iib geyn jiray Mandera.
Waxaa uu hakiyay in Mandera loo safriyo ama lagu dhex iibiyo qaadka.
Hasa ahaate waxaa arrintan siyaabo kala duwan uga falceliyay ganacsatada iyo shacabka ismaamulkaas.

Malin walba waa magaalada Mandera galo 3 gari oo qaad ah kuwaso mid walbo uu sido 2000 oo kiilo oo qaad ah.
Qaadka ayaa loo sii musaafuriya soomaliya iyo Itoobiya sidoo kale waxaa jiro qaad Mandera ka soo galo dhanka wadanka Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here