DHAGEYSO:Ganacsatada Mombasa oo taageeray mooshin xilka looga qaadaya wasiirka gaadiidka

Ganacsatada ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ayaa soo dhaweeyay mooshin lagu doonayo in xilka looga xayuubiyo wasiirka wasaaradda gaadiidka , guriyeynta iyo kaabayaasha waddooyinka ee dalka Mr. James Macharia.
Mooshinka ayaa waxaa soo saaray xildhibaanka deegaanka Nyali ee Mombasa Maxamad Cali oo macharia eedeymo dhowr ah u jeedinaya.
Ganacsatada ayaa xusay inay dadaalka mudanaha taageerayaan sido kalena waxay dhaliileen qaar ka mid ah madaxda ay soo doorteen oo ay sheegeen inaynan xilka qaadista Macharia la dhacsaneyn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here