DHAGEYSO:Ganacsatada qaadka ee Mandera oo cabanaya

Waxay cabasho ka soo yeeraysa dadka ka ganacsanayay qaadka uu dhawaan musaafurintiisa iyo in gudaha Mandera lagu dhex iibiyo uu mamnuucay barasaabka ismaamulkaas Cali Ibraahim Roba.
Waxay ganacsatada sheegayaan in tallaabada guddoomiyaha ay tahay mid saameyn dhaqaale ku yeelan karto.
Wariyaha warbaahinta star ee Mandera Maxamad Cabdiqaadir Brem ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here